Warbixin ku saabsan doorka haweenka ee dhinaca waxbarashada iyo adeegyada bulshada

Dunida waxaa siddeedda Maarso ee sanad kasta laga xusaa maalinta haweenka adduunka. Dumarka Soomaaliyeed oo halbowle u ah horumarka Soomaaliya ayaa meelaha ay kaalinta weyn ku leeyihiin waxaa ka mid ah adeegyada waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga kuwaasi oo lafdhabar u ah nolosha qoysas badan.

Haddaba weriyaha VOA ee magaalada Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ku eegaya, doorka haweenka ee dhinaca

Your browser doesn’t support HTML5

Kaalinta haweenka waxbarshada .mp3

iyo adeegyada bulshada.