Wareysi: Tirada dadka ku dhintay balliyada Somaliland

Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Somaliland Axmed Maxamed (Sawaaxili)

Mas’uuliyiinta gurmadka degdegga ee Somaliland ayaa faahfahin ka bixiyey tirada dadka ku geeriyooday balliyada iyo goobaha biyo-mareenada ah.

Taliyaha ciidanka dabdamiska Somaliland Axmed Maxamed (Sawaaxili) oo VOA waraysi siiyey ayaa sheegay in sanad kasta tobannana qof ku dhintaan balliyada. Taliyaha oo u warramnayey wariye Xamse Cali Jeesto waxa uu hadalkiisa ku bilaabay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhimashada balliyada Somaliland