Warbixin: Heerka shaqa la'aanta ardayda ka baxday jaamacadaha

Dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed ayuu han-jab ku dhacaa marka ay shaqo ku waayaan aqoontii ay muddada dheer ku soo tabcayeen, iyada oo badi dhalinyaradan la kulma niyadjabka ay yihiin kuwa kasoo baxay jaamacadaha ku yaalla dalka.

Dhallinyaradan ayaa marka ay soo qalin jabiyaan noqda kuwa aqoontooda guryaha la fadhiya.

Haddaba maxaa ugu wacan in dhallintu ay shaqo ku waayaan aqoontooda. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haysa Caasha Ibrahim Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Unemployment among University Graduates .wav