Warbixin: Gar-gaarka la leexsado

  • Falastin Iman

Warbixin: Gar-gaarka la leexsado

Waxaa soo baxaya eedeymo sheegaya in la leexsado cuntooyinka gar-gaarka ah ee loogu talagalay dadka abaaraha.

Cuntooyinka gar-gaarka ee loogu talagalay dadka abaaraha ayaa la sheegayaa in qaarkood la leexsado. WFP ayaa sheegtay inay baadhayso wararka sheegaya in cunto ay leedahay wFP lagu arkay suuqyada Muqdisho.

Haddaba cunooyinkan yaa leexsada sideena loo geeya suuqyada. Falastin Axmed Iman ayaa warbixintan ku eegaysa.