Warbixin gaar ah oo ku saabsan isbedellada ku yimid dhaqamada Soomaalida
Boosaaso —
Dhaqannada dadka ku nool miyiga iyo magaalooyinka Soomaaliya ayaa marba marka ka dambaysa u muuqda inay isku milmeen, sida ay warbixintan gaarka ah ku eegeyso wariyaha VOA-da ee Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac.