Warbixin: Maqaamka Siyaasadeed ee Muqdisho (Qeybta Labaad)

Muqdisho

Hoggaamiyayaasha dawladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa maalintii labaad ku shiraya magaalada Muqdishu iyaga oo isku dayaya inay isla meeldhigaan faahfaahinta qaabka ay doorashadu sanandkan uga dhacayso Soomaaliya.

Mid ka mid ah qodobada ugu muhiimsan ee la sheegay in laga hadlayo ayaa ah xaaladda magaalada Muqdishu iyadoo madaxweynaha Soomaaliya uu dhowaan wareegto ku sheegay in loo baahan yahay in Muqdisho ay wakiillo ku yeelato Aqalka Saree e baarlamanka, loona baahan yahay in hoggaamiyayaashu ay taasi ka wada hadlaan.

Warbixino ka kooban laba qaybood ayaa waxaa diyaariyey Axmed Xasan Colaad.

Qeybta koowaad waxay ka hadleysaa maamulladii ay soo martay Muqdisho iyo xaaladda siyaasadeed ee xilligan.

Your browser doesn’t support HTML5

Maqaamka Muqdisho

Qeybtii labaad waxay ka hadleysaa xaaladda siyaasadeed ee Muqdishu iyo dadaalka magaaladu ku doonayso inay wakiillo ku yeelato Aqalka Sanatka.

Your browser doesn’t support HTML5

Maqaamka Muqdisho 2