Warbixin: Caqabadihii laga soo maray dhismaha xukuumadda Xamza

Golaha Wasiirada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa galabta ku dhowaaqay golihiisa wasiirada oo ka kooban 26 wasiir, 24 wasiiru dawle, iyo 25 wasiir ku xigeen.

Haddaba caqabadihii laga soo marey dhismaha xukuumadan, kalsoonida baarlamanka ay ka dooneyso iyo howlaha horyaalla waxaa warbixintan ku eegeysa Falastiin Axmed Iiman.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Caqabadihii laga soo maray dhismaha xukuumadda Xamza