Mandera —
Xaalad amni darro ayaa waayadan dambe ka jirta xadka ay wadaagaan Soomaaliya iya Kenya, gaar ahaan dhanka Mandera.
Kooxda Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya ayaa deegaano ku yaalla xuduudda ka gaysatay weeraro dhowr ah oo lala beegsaday ciidamada ammaanka iyo dad shacab ah.
Ibraahim Aadan Cali "Happy'', oo ah wariye reer Mandera ah, haatana ku sugan magaalada Nairobi, aya wariyaha VOA ee Nairobi Maryan Maxamud Barre uga warramay xaaladda dowlad deegaanka Mandera.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyey xaaladda xadka Soomaaliya iyo Kenya