Wararkii ugu dambeeyey xaaladda Suuqii gubtay ee Wajaale

Tog Wajaale

Xubno ka mid ah ganacsatadii Suuqii gubtay ee degmada Wajaale ee Somaliland iyo qaar ka mid ah khubarada aqoonta u leh dabka ayaa VOA uga warramay xaaladihii u danbeeyey gubashada suuqan.

Warkan waxaa Wajaale ka soo diray Khadar Maxamed Cakule

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda Suuqii gubtay ee Wajaale