Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Garoowe

Garoowe

Garoowe

Xaaladda magaalada Garoowe ayaa deganayd maanta kadib dagaal dhaliyey khasaare nafeed oo shalay halkaas ku dhex-maray ciidamada maamulka Puntland iyo ciidan taageersan siyaasiyiinta mucaaradka.

Waxaa la kala qaaday ciidamdii shalay iyo xalay ku dagaalamay magaalada, kuwaas oo lagu kala celiyay xeryahooda.

Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa soo diray warkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Garoowe.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda Garoowe