Iyadoo Turkigu ay ka qabsoomeyso doorasho madaxweyne oo ku celis ah, 28-ka bishan May, ayaa ninka la baratamaya madaxweynaha talada haya Recep Tayyip Erdogan ee la yirahdo Kemal Kilicdaroglu, waxa uu ololihiisa la beegsanayaa cod-bixiyeyaasha waddaniyiinta ah.