BAYDHABO - Magaalada Baydhaba waxaa wali ka socda wadahadallo u dhaxeeya madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafka soo kala dhex-galay maamulka Koonfur-Galbeed iyo Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya ee ku aaddan xildhibaannada uu guddiga doorashadu sheegay in dib loogu noqonayo tartankooda, hase ahaatee arrintaas waxaa ka hor yimi maamulka Koonfur Galbeed.
Weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ku eegaya wadahadalada ka socda baydhabo iyo halka ay marayaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixinta Baydhabo