Wararkii ugu dambeeyey dagaalka deegaanka Goofgaduud

Ciidamada dowladda oo dagaal ku jira

Wararkii ugu dambeeyey ee ka imanaya gobalka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dawladda ay iska difaaceen weerar kale oo uga yimid maleeshiyaadka Al-Shabaab oo mar kale soo weeraray deegaanka Goofgaduud.

Waa markii saddexaad ee al-Shabaab ay soo weerarto Goofguduud maalmo gudahood.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka deegaanka Goofgaduud