Wararkii ugu dambeeyey dagaal qaraar oo ka dhacay duleedka Xarardheere

Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay inta la xaqiijiyay qaar kalena wey ku dhaawacmeen dagaal qaraar oo shalay iyo xalay ka dhacay meel ku dhow degmada Xarardheere.

Dagaalka ayaa u dhaxeeyey ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka iyo maleeshiyada ururka al-Shabaab.

Wariyaha VOA-da Cabdi Waaxid Macallin Isxaaq ayaa dagaalkan ka wareystay guddomiyaha degmada Xarardheere Maxamed Yuusuf Kulmiye.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey dagaal qaraar oo ka dhacay duleedka Xarardheere