Baydhaba —
Dagaal culus ayaa Arbacadii shalay ka dhacay xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya, kadib markii maleeshiyada Al-shabaab ay weerar saddex jiho ah ku qaadeen laba oo ku yaalla xuduuda Itoobiya.
Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkaasi waxaa warbixint kasoo diray wariyaha VOA Mukhtaar M. Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka Al-shabaab.mp3