Hargeisa —
Guddigii shir guddoonka Golaha Wakiilladu u saaray is-waafajinta heshiiskii ergadii dhexdhexaadintu soo saartay iyo xeerar doorashooyinka Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay xisbiyada Somaliland.
Xisbiyada ayaa dhinacooda sheegay inay guddiga u gudbiyeen talooyinkooda.
Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Siyaasadda Somaliland