Jubaland: Warbixin ku saabsan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab
Kismaayo —
Maalmahan magaalada Kismaayo waxaa ka socday dhaqaaqyo ciidan oo ay wadeen saraakiisha ciidamada, iyadoo la diyaariyay ciidamada Daraawiishta iyo kuwa militariga Soomaaliya waxaana ay shalay qaadeen howlgalkii koowaad oo ay kula wareegeen Deegaano ay Alshabaab gacanta ku hayeen.
Wasaarada Amniga Jubbaland howlgalkan ka hadashay, sida uu faafaahinta warkaas inoogu soo diray wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyay ee howlagallada ka dhanka ah Al-shabaab ee Jubaland.mp3