Wararkii ugu dambeeyay ee 'diyaargaroowga' Jubaland ee dagaalka Al-Shabaab
Ciidamada dowladda
Kismaayo —
Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa dagmada Afmadoow ka billaabay qorshaha labaad ee howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab oo ay ka wadaan Jubada Hoose, waxaanay sheegeen in Dagmada Afmadoow ay noqoneyso xarunta abaabulka howlgallada Jubbooyinka,