Wararkii ugu dambeeyay ee arrimaha doorashada Somaliland

Golaha Wakiilada Somaliland

Golaha wakiillada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyey saddex xubnood oo ka dhinaa Gudidda Diiwangalinta Ururada Siyaasada, iyadoo dhinaca kalena wasiir ku xigeenkii Arrimaha gudaha Somaliland Cabdinasir Caydiid uu is-casilay.

Wariyha VOA-da ee Hargiesa Khadar Cakulle ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashad Somaliland