Wararkii u dambeeyey xaaladda Baraawe oo dagaal uu ka dhacay

Baraawe

Xaaladda magaalada Barawe ayaa maanta yara xaslioon, kaddib iska horimaad shalay ilaa xalay magaaladaas uu ku dhexmaray ciidamada militariga Soomaaliya iyo ciidamada daraawiishta ee maamulka Koonfur Galbeed, kaasi oo ay ku dhinteen 12 qof.

Laakiin waxaa jirta cabsi ah in mar kale dagaal uu labada dhinac dhexmaro, waxaana wararku sheegayaan in weli labada ciidan ay is-horfadhiyaan.

Mukhtar Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray Baydhaba.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii u dambeeyey xaaladda Baraawe oo dagaal uu ka dhacay