Waxaa maamul goboleedka Galmudug ka socda hawlgallo milatari oo ay wadaan ciidamada dawladda Soomaaliya, iyada oo toddobaadkii hore ay maleeshiyada al-Shabaab ay soo weerartay deegaannada Budbud iyo Masagawaay.
Warararkii ugu dambeeyey waxaa warbixintan inooga soo diray Cabdiwaaxid Mcalin Isxaaq.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan howlgallada militari ee Galmudug.m4a