War-murtiyeedka Shirkii ICG ee Rome

War-mariyeedkan ayaa lagu sheegay in Kooxda Xiriirka Caalamiga ahi ay ka welwelsan tahay dib u dhaca jadwalka xilliga kala guurka.

Hoosta ka dhageyso qodobadii ugu muhiimsanaa ee ku soo baxay war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii kooxda ICG ee maalintii shalay lagu soo afjaray dalka Talyaaniga.