Hargeysa —
Wafti uu hogaaminayo Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan Baarlamanka UK ayaa maanta booqasho ku tagay Somaliland iyadoo shalayna ay wafti ka socda Midawga Yurub iyo Qaramada Midoobay ay gaareen Somaliland.
Xildhibaan Williamson ayaa ka mid ahaa xildhibaano dhowaan baarlamanka UK horgeeyey dood lagu dalbanayey in aqoonsi la siiyo Somaliland.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Wafti ka socda baarlamanka UK oo tegay Hargeysa