Wadahadallo dhexmaray Muuse Biixi iyo madaxda xisbiyada

Madaxda Xisbiyada Somaliland

Wajigii koowaad ee wada-hadallada u dhexeeya Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Abdi iyo Xisbiyada Mucaaridka ah ee Waddani iyo UCID ayaa maanta ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa.

Dhinacyada ayaa ku ballamay inay kulmada xiga isugu yimaadaan Ciidda kadib, sida uu warbixintan kusoo diray weriyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Wadahadallo dhexmaray Muuse Biixi iyo madaxda xisbiyada