Xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa maanta sheegay inay burbureen wada-hadalii ay la lahaayeen xukuumadda.
Mas’uuliyiinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa iyaguna ka hadlay hadalka kasoo baxay xibsiyada mucaaradka. Wadahadalladan ayaa ku saabsanaa sidii is af-garad looga gaari lahaa muran la xiriira doorashooyinka soo socota.