Boorama —
Guddiga kor u qaadista nafaqada qaranka ee Somaliland ayaa wacyigelin ku saabsan naqfaqo darrada ka billaabay degmooyinka qaar.
Arrintan ayaa imanaeysa iyadoo ay gobollada Somaliland ka jiraan abaaro iyo sicir barar baahsan oo dhalin kara nafaqo darro.
Warbixintan waxaa Boorama ka soo diry Haashim Sheeekh Cumar Good.
Your browser doesn’t support HTML5
Wacyigelin la xiriirta nafaqo darrada oo laga billaabay Somaliland