Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo xafiis ka furatay Kismayo

Somalia passport

Somalia passport

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga Daahfuray xarunta socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya ee magaaladaasi taas oo dadku ay ka heli doonaan baasaboorrada iyo adeegyada kale ee socdaalka sida ay sheegeen madax ka tirsan hay’adda socdaalka iyo Jubbaland.

Faafaahinta Warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Xarunta socdaalka Jubaland.4a