Madax dhaqameedka ayaa xusay inay la kulmayaan kooxdan hubaysan, waxayna xukuumadana ugu baaqeen inay ka soo qaado ciidanka booliiska ee la geeyey deegaankasi.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Waan-waan laga dhex billaabay Somaliland iyo kooxda Gacan-Libaax