Waalidiinta askarta ku maqan Eritrea oo isugu soo baxay Muqdisho

Waalidiinta

Kadib markii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud oo booqasho ku jooga dalka Eritrea uu shalay la kulmay ciidamada Soomaalida ee lagu tababarayo dalkaasi ayaa maanta qaar ka mid ah waalidiinta askarta ku maqan dalkaasi ay iskugu soo baxeen inay soo dhoweeyaan talaabada uu madaxweynuhu doonayo inuu kusoo celiyo askaartaasi.

Warbixintan waxaa Muqdisho inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Waalidiinta askarta ku maqan Eritrea oo isugu soo baxay Muqdisho