Dalka Soomaaliya, in kasta oo malaayiin dadkiisa ah ay ka qaxeen colaadaha ka jira, haddana waxaa jira dad fara badan oo ajanabi ah oo Soomaaliya iyaguna u qaxay. Dadkaasi waxaa ka mid ah kuwo ka tagay dalalka Carabta oo ku nool Muqdisho.
Jacfar kukay ayaa warbixinta ku eegaya qaxootiga ajanabiga ah ee Soomaaliya soo miciin biday.
Your browser doesn’t support HTML5
Qaxootiga Carbta ah ee Soomaaliya ku nool .mp3