Waa sidee xaaladda Hiiraan oo ay ka socdaan dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab?

Maalmihii lasoo dhaafay, ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya, kuwa HirShabeelle iyo dad deegaanka ka tirsan ayaa dagaallo adag kala hortagay ururka Al-Shabaab, iyaga oo ka qabsaday deegaanno uu ururku horay u haystay.

Ka sokow dadka dagaalka ku jira, waxaa iyaguna ciidanka weheliya nabaddoonno deegaanka ka tirsan.

Haddaba Maxamed Cabdi Sandhere ayaa khadka telefonka ee gobolka Hiiraan kula xiriiray Nabaddoon Cilmi Maxamed Barre oo lagu naaneyso Cilmi-guddoomiye, waxan uu ugu horayn weydiiyey halka uu hadda ku sugan yahay.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda Hiiraan.mp3