Waa sidee xaaladda amni ee Dhuusamareeb kadib dagaalkii shalay?

Ahlu-Sunna

Ahlu-Sunna

Xaalada magaalada Dhuusamareeb ayaa degan kadib markii ay halkaasi ku dagaalameen ciidamada Galmudug iyo kuwa AhluSuna, waxaana korortay rirada khasaaraha ee dagaalkaasi ka dhalatay, iyadoo maamulka magaaladu ay dadka u soo jeediyeen inay magaalada ku soo laabtaan.

Warbixintan waxa Gaalkacayo nooga soo diray wariyahayaga Cabdiwaaxid Macalin Isaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Waa sidee xaaladda Dhuusamareeb kadib dagaalii shalay?