VOA oo Waraysatay Shariif Xasan Sheekh Aadam

  • Mukhtaar Catoosh
Afhayeenka Baarlamaanka DKMG ee Somalia oo haatan ku sugan Baydhabo ayaa ka hadlay maamul loo sameynayo gobolka Bay

Afhayeenka Baarlamaanka DKMG ee Somalia oo haatan ku sugan Baydhabo ayaa ka hadlay maamul loo sameynayo gobolka Bay, kaasoo ahaan doona muddo saddex bilood ah.

Wareysiga oo dhincacyo badan taabanaya qeybta hoose ka dhageyso.