USA: Dadaalada Wax-ka-qabashada Abaaraha Somalia

Xarumaha Islaamka iyo ardayda jaamacadaha ayaa dhinacooda ka wada dadaalada wax lagaga qabanayo abaaraha ka jira Geeska Afrika.

Wareysi ay VOA la yeelatay Sheekh Cabdiraxman Shariif qeybta hoose ka dhageyso.

Warbixin ku saabsan dadaalada ay dhalinyarada jaamacaduhu ka geysanayaan wax ka qabashada abaaraha Somalia, qeybta hoose ka dhageso