Ururada Siyaasadda Puntland oo cambaareeyey shaqaaqadii Garoowe

Inta badan Ururada Siyaasadda Puntland ayaa kulan ay ku yesheen magaalada Garoowe kaga hadlay, islamarkana cambareeyay shaqaaqo ka dhacday magaalada Garoowe.

Shaqaaqada ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan saddex qof, waxayna ka dhalatay xiisad la xiriirta in sanaadiiqda doorashada la geeyo degaanada Bariga ee Puntland.

Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Ururada Siyaasadda Puntland oo cambaareeyey shaqaaqadii Garoowe