Urur siyaasadeed cusub oo looga dhowaaqay Hargeysa

Waaberi

Waaberi

Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagaga dhawaaqay urur siyaasadeedka Waaberi, kaasi oo uu ku dhawaaqay wasiirkii hore ee Gaadiidka Cabdirisaaq Ibraahim Ataash.

Hadadba wariyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule ayaa ka wareystay gudoomiyaha ku-meel gaarka ah Cabdirisaaq Ataash.

Your browser doesn’t support HTML5

Urur siyaasadeed cusub oo looga dhowaaqay Hargeysa