UNICEF oo Macluul hor leh ka Digtay

UNICEF oo Macluul hor leh ka Digtay

Hay'adda ayaa sheegtay in caruur farabadan oo da'doodu u dhaxayso 6 bilood ilaa 5 sano ay khatar u ugu jiraan inay dhintaan toddobaadyada soo socda haddii aan gargaar lala gaarin

Hay'adda ayaa sheegtay in caruur farabadan oo da'doodu u dhaxayso 6 bilood ilaa 5 sano ay khatar u ugu jiraan inay dhintaan. Hay'adda ayaa sheegtay in 80% dadka ku jira xeryaha Dollo Addo ee Ethiopia oo tiradoodu tahay 120,000 oo ruux ay caruur yihiin.

Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.