Uganda oo qirtay in qaar ka mid ah askarteeda ay u gacan galeen Al-Shabaab

Militariga Uganda ayaa qiray in qaar ka mid ah askartooda ay u gacan galeen ururka Al-Shabaab kadib weerarki ay Jimcihii mintidiintu ku qaadeen saldhiggooda milatari ee magaalada Buulo Mareer.

Afhayeen u hadlay ciidanka Uganda, Felix Kulaigye ayaa warkaas u xaqiijiyey VOA, balse ma shaacin tirada askarta la qabsaday, balse xog ay heshay VOA ayaa sheegeysa in Al-Shabaab ay qabsadeen ugu yaraan saddex askari.

Warbixin arrintan ku saabsan soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Uganda oo qirtay in dhowr askari ay u gacan galeen Al-Shabaab