Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Khamiistii al-Shabaab ay ku qadday hoteelka SYL ee magaalada Muqdishu ayaa loo duuliyey dalka Turkiga si halkaasi ay ugu helana dabiib dheeraad ah.
Warkaas iyo falanqayn ku saabsan weerarkaas oo gaystay dhimasho iyo dhaawac waxaa warbixintan inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.