Toddoba Xildhibaan oo maanta lagu doortay Baraawe

Kuraastii ugu horreysay ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Baraawe, oo ka mid ah labada deegaan doorasho ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Illaa toddobada kursi ayaa maanta lagu doortay Baraawe oo noqotay magaaladii labaad ee hal maamul goboleed uu ku qabto doorashada Golaha Shacabka.

Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh oo Baraawe ku sugan ayaa warbixintan halkaas ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Toddoba Xildhibaan oo maanta lagu doortay Baraawe