Garoowe —
Guddiga KMG Doorashada Puntland ee TPEC ayaa ka hadlay codeyntii dadweynaha ee soo dhamaatay, iyadoo la guda galay isla xalay tirinta codadka oo natiijadeeda la filayo in lagu dhawaaqo maantoo Jimce ah.
Warkan waxaa gooe dhoweyd Garoowe kasoo diray Nuux Muuse Birjeeb.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyay ee tirinta codadka doorashadii Puntland.mp3