Tirada dilalka dhallinyarada Soomaalida Minnesota oo korortay

Hoggaamiyayaasha dhalinyarada Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa sheegay in mar kale la arkay tirada dhalinyarada dilka loo gaysanayo oo korodhay sannadkan marka loo eego sannadihii lasoo dhaafay.

Sahra Cabdi Axmed ayaa Khadka telefooknak kula xariirtey Cabdiraxmaan Mukhtaar oo u dhaqdhaaqo dhlinyarada waxeyna ugu horeyntii waydiisey sanadkan inta dhalinyaro ah ee ku dhimatey rabashadaha Minnesota.

Your browser doesn’t support HTML5

Tirada dilalka Soomaalida Minnesota oo korortay