Majaladda Time Magazine, ee ka soo baxda magaalada New York ee dalkan Mareykanka ayaa markii labaad u magacawday Donald Trump madaxweynaha la doortay ee Mareykanka shaqsiga sannadka.
Warbixin ay Time ka qortay arrintan waxaa soo jeedinaya Maxmed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
Time Magazine oo Trump u magacawday shaqsiga sanadka