Tayada ardayda qalin-jebineysa ee Soomaaliya oo laga doodayo

Soomaaliya, oo ka soo kabanaysa dagaallo iyo colaado wakhti dheer ka soo jiray, ayaa haatan waxaa si weyn laga doodayaa heerka tayada ee waxbarashada iyo awoodda aqooneed ee ardayda ka soo baxaysa iskuullada iyo Jaamacadaha.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Tayada ardayda qalin-jebineysa ee Soomaaliya oo laga doodayo