Tartanka kubadda cagta degmooyinka oo ka furmay Muqdisho

Tartanka degmooyinka

Shalay waxaa magaalada Muqdisho ka furmay, tartanka ciyaaraha kubadda cagta degmooyinka gobolka Banadir, oo sanadkiiba mar la qabto.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasankafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Tartanka kubadda cagta degmooyinka oo ka furmay Muqdisho