Tartanka baaskiilka oo lagu soo geba-gebeeyey Hargeysa

Tartanka baaskiilka Hargeysa

Waxaa magaalada Hargaysa lagu soo geba-gabeeyey ciyaaraha baaskiilka oo ah tartan u dhaxeeyey dhallinyarada magaalada.

Mas’uuliyiinta wasaaradda ciyaaraha Somaliland ayaa ka hadlay, oof aah-faahin ka bixiyey markii uu tartankaasi soo geba-gaboobey.

Waakan waxaa soo diray Xamse Cali Jeesto oo VOA uga soo waramo halkaasi.

Your browser doesn’t support HTML5

Tartanka baaskiilka oo lagu soo geba-gebeeyey Hargeysa