Taliye ku-xigeenkii ciidamada badda xeebta Awdal oo la dilay

Boorama

Meydka taliye ku-xigeenkii Ciidamada Badda ee xeebta Gobolka Awdal oo dil loogu geystay magaalada xerada ciidamada badda ee Lawyacaddo ayaa la geeyay magaalada Boorama ee gobolkaasi.

Dadka deegaanka ayaa dowladda ka dalbaday in qofkii dilkaasi ka dambeeyay caddaaladda la mariyo.

Warbixintan waxaa Boorama kasoo diray weriyaha VOA Haashim Sheekh Cumar Good.

Your browser doesn’t support HTML5

Taliye ku-xigeenkii ciidamada badda xeebta Awdal oo la dilay