Taliyaha booliska Somaliland oo ka digay dibadbaxa mucaaradka

Somaliland Police Booliska Somaliland

Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Dabagale ayaa ka digay in wax banaannbax ah la sameeyo, isagoo sheegay inuu fulinayo amarka Wasaaradda Arimaha Gudaha sida u sheegay warbaahinta.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Taliyaha Booliska Somaliland oo ka digay dibadbaxa mucaaradka