Taliyaha AFRICOM oo booqday dalalka Bariga Afrika qaarkood

Langley

Taliyaha taliska AFRICOM ee ciidamada Mareykanka u qaabilsan Africa, Michael Langley ayaa booqasho ku tagay dalalka Djibouti, Soomaaliya, iyo saldhigga ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Kenya ee Manda Bay intii u dhaxeysay 28-kii ilaa iyo 31-kii bishii tagtay ee August.

Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan ku eegaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Taliyaha AFRICOM oo booqday dalalka Bariga Afrika qaarkood