Taariikh Nololeedka Osama Bin Laden

Taariikh Nololeedka Osama Bin Laden

Osama Bin Laden wuxuu ku dhashay dalka Sacuudi Areebiya, wuxuuna ka soo jeedaa qoys maal-qabeen ah, waxaa lagu dilay Pakistan.

Hogaamiyaha al-Qaacida Osama Bin Laden wuxuu ku dhashay Magaalada Riyaad ee Dalka Boqortooyada Sacuudi Areebiya March 10, 1957-kii, waxaa lagu dilay magaalada Abutabad ee dalka Pakistan May 02, 2011.

Osama waxaa dilay ciidamo si gaar ah u tababaran oo Maraykan ah.